daajis.com:- Yaxaas lagu sheegay mid aad u baahan oo mudo maalmo ka badan aanan wax cunin ayaa dhoor jeer waxa uu weerar culus ku soo qaaday Kooxo Dameer Faroow ah oo goob wabi ah biya ka soo doontay ama ka cabayay.
Yaxaaskaan ayaa 2 jeer ku guul dareeystay in uu cuno ama qabsado mid ka mid ah Dameer Farowga balse ugu dambeeyntii waxa uu lugta kaga dhagay mid ka mid ah Dameer Faroowgii taas oo uur laheed ama Xaamilo eheed. Qisadaan ayaa waxa ay ka dhacday dalka Tanzania oo Xayawaano aad u fara badan ay ku nool yihiin .
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at