DaawoMaamulka Galmudug oo soo bandhigay tiro maxaabiis ajaaniib ah oo Al-shabaab laga qabtay

DaawoMaamulka Galmudug oo soo bandhigay tiro maxaabiis ajaaniib ah oo Al-shabaab laga qabtay

daajis.com:- Maamul Galmudug ayaa soo bandhigay maanta maxaabiistii laga qabtay kooxda mayalka adag ee Al-Shabaab ee kasoo laabtay deegaanada Puntland, kuwaasi oo ay ku jireen ajaaniib.

Maxaabiista Galmudug soo bandhigtay ayaa waxaa ku jira seddax nin oo u dhashay dalalka Kenya iyo Zimbabwe, kuwaasi oo aqoon u laheyn dhulka Soomaalida.

Wasiirka warfaafinta Galmudug Maxamuud Aadan Cismaan (Mesegowaay) oo Saxaafadda la hadlay ayaa sheegay in Galmudug ay si wanagsan ula dhaqmeyso Maxaabiista gacanteeda ku jira.

Maxaabiista ayaa lagu hayaa Saldhiga Dhexe ee Magalada Gaalkacyo, qeybta Galmudug, halkaasi oo si weyn loogu ilaalinaayo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 18:40 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada