Dagaal Beeleed ka Socda magaalada Marka

Dagaal Beeleed ka Socda magaalada Marka

daajis.com:- Warar hadda inagga soo gaaraya Magaalada Marka ee xarunta Gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxa ay sheegayaan in Caawa halkaasi uu ka socdo dagaal xoogan oo u dhaxeeya labo maleeshiyo beeleed.

Labada Maleeshiyo ayaa isku adeegsanaaya Hubka noocyadiisa kala duwan waxaana Caawa hakat ku jira isu socodka dadka iyo Ganacsiga magaalda.

Marko-1-2Dagaalka ayaa waxa uu ka socdaa Xaafado dhowr ah, waxaana la maqlayaa Hub culus oo labada maleeshiyo ay isku adeegsanayaan.

Dagaalkaani ayaa ahaa mid laga cabsi qabay in maanta uu dhaco, Hayeeshee waxaa ku dhex jiray Odayaasha dhaqanka iyadoo Caawa ugu danbeyntii uu Qarxay dagaalka.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada