Dhalinyaro Soomaali ah iyo haweenay Faransiis ah oo Lagu qabtay Ingiriiska Iyagoo Loogu dhacay Guriga (Muuqaal)

Dhalinyaro Soomaali ah iyo haweenay Faransiis ah oo Lagu qabtay Ingiriiska Iyagoo Loogu dhacay Guriga (Muuqaal)

daajis.com:- Booliiska dowladda Britain ayaa shaaca ka qaaday in ay gacanta kusoo dhigeen tiro dad ah kuwaasoo lagu eedeeyay ka ganacsiga darooginka noocyadeeda kala duwan waxaana ciidamada boliisku ay u dhaceen guri la sheegay in kuyaala degmada Worcester, waxayna gacanta kusoo dhigeen haweenay u dhalatay faransiiska iyo waliba seddex qof oo Soomaali ah. Magacyada dadkaan loo qabtay ayaa lagu sheegay Kamal Liban, 19, Abdimahad Adow, 20, Abdirahim  20, iyo Adem Benmessahel, 18,.

HOOS Ka Daawo



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada