Dumarka Waxey Jecelyihiin in sidaan loo sameeyo GALMADA Kadib!!!

Dumarka Waxey Jecelyihiin in sidaan loo sameeyo GALMADA Kadib!!!

daajis.com:- Xaaslayaasha Qaar isku Dabci maaha Marka galmada la sameyaya qofba Waxa uu Jecel Yahay inuumeel Ka Bilaabo Raaxada inta aan leysu Galmoon

Weydii naagtaada qaabka ay jeceshahay in aad ugu sameeyso weerarka sariirta iyo goobaha ay ka kacsaneyso , sidoo kale haweeneyduna waa in ay iyana weydiisaa .

Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .

Haka kicin lamaantaada illaa aad ka weydiiso in uu gaaray gariirka galmada (Yacnii dharagtay) haweeneydana waa in ay weydiisaa iyana .

Gabaryaheey si aad ninkaada la haysto uga dhigato isu qurxi , ku dhalaali dhiinkaada qortiisa , roobna uga dhig dhunkasho iyo qoor gilin ogaaw ninku waa cunug weynaaday oo u baahan xanaano.
Qodobada ugu muhiimsan ee loo bahaan yahay in la sameeyo si loo helo raaxo macaan oo aan xishood ku jirin waxaa loo baahan yahay in lala yimaado .

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada