Haddii gabadhu ay tahay mid aqoon yar, cabsi badan, kana baqaysa bekra-jebinta Ninka Maxaa La Gudboon ?
Haddii gabadhu ay tahay mid aqoon yar, cabsi badan, kana baqaysa bekra-jebinta, waxa ninka waajib ku ah in aanu isku deyin in uu xoog kaga dusiyo geedkiisa, gaar ahaan hadduu geed weyn yahay sahalna aysan ahayn inuu cambarka dhex-maro, balse waa inuu u dib dhigtaa ilaa berrito kuna kaaftoomaa istiimin iyo salaaxid, si uu u soo dhoweeyo xabiibtiisa.
Haddii uu ku guulaysto inay xaasku istiinka qaadato waa inuu si tartiib-tartiib ah isugu dayaa inuu kaga baabi'iyo cabsida ay ka qabto ninnimadiisa, isaga oo erayadiisa naxariista leh laabta ugu dejinaya, iskuna deyaya inuu ka bi'iyo gacaladiisa is-difaaca nafsiyeed iyo tan jireed intaba.
Waxaa jira ragg awood u adeegsada xabiibtooda taasina ay kalifto in gacalisadiida ay dhibaatooyin kasoo gaaraan minka haweenka laakiin WMN ayaa talo wax ku ool ah siinaysa ragga nuucaas oo kale ah
Insha alaaah faalo dheer ayaan idin kaaga soo diyaarin doonaa Arimahaan Latalinta U Baahan
Aqriste Ma Ogtahay In Aad Tahay Saaxiibkeena 1-aad?
Fadlan Booqo Boggeena Facebooka Oo Like Saar
_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 11:30 and have
, Published at