Idaacadda VOA ayaa waraysi la yeelatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Washington DC(Waxaana ka Mid ahaa Gabdha loo shaqa geeyay Sacuudiga)

Idaacadda VOA ayaa waraysi la yeelatay madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo ku sugan magaalada Washington DC(Waxaana ka Mid ahaa Gabdha loo shaqa geeyay Sacuudiga)

daajis.com:- Madaxweynaha Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud oo safar ku jooga magaaladan Washington DC ayaa waraysi khaas ah siiyey idaacadda VOA.

Waraysiga waxaa la yeeshay madaxa Idaacadda VOA qaybteeda afka Soomaaliga Cabdiraxmaan Yabarow.

Madaxweynaha ayaa waraysiga ku sheegay inuu mar kale yahay musharrax u taagan doorashada madaxweynenimo ee sannadkan ka dhacaysa Soomaaliya.

Waraysiga ka horna waxa uu madaxweynuhu khudbad ka jeediyay Machadka Nabadda ee Maraykanka ee xaruuntiisa tahay magaaladan Washington DC, madxweynaha ayaa khudbaddiisa kaga hadlay arrimo ay ka midyihiin marxaladda ay Soomaaliya maanta  marayso. 

Hoos ka dhagayso qayb kooban oo ka mid ah waraysiga Madaxweynaha iyo warbixinta ku saabsan khudbadda uu ka jeediyay machadka USIP, oo uu inoo diyaariyey Xuseen Barre.
Waraysi & Warbixin

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com


Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 13:52 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada