Madax ka Tirsan Maamulka S/LAND oo lagu qabtay Hub iyo walxaha qarxa iyo Wasiir aan Waxba Qarin (Daawo Video)

Madax ka Tirsan Maamulka S/LAND oo lagu qabtay Hub iyo walxaha qarxa iyo Wasiir aan Waxba Qarin (Daawo Video)

daajis.com:- Wasiiro ka tirsan Xukumadda Somaliland ayaa markii ugu horeeysay qirtay iney qaar ka mida Masuuliyiinta Xukumadooda yihiin argagixiso lana shaqeeyaan.


Wasiirka Duulista hawadda Somaliland ayaa sheegay iney garoonka Ciyaal ee hargeisa ay ku qabteen Wasiiro iyo Xildhibaano boorsooyinkooda ku qariyay hub iyo walxaha qarxa kuwaas oo diyaaradda rabay iney ku qarxiyaan.

“Waxaa jira boorsooyin hub iyo walxaha qarxa ka buuxeen oo aan qabanay iyo kuwa diyaaradaha lala raacay oo Jibouti lagu qabtay” ayuu yiri Wasiirka oo dhinaca kale sheegay in ninkii qarxiyay Daallo Airlines uu ku noolaan jiray gurigga Masuul  ka tirsan Xukumadda Somaliland.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada