Messi Halkaas noo dhig- Miyaad Ogtahay Cesc Fabregas xiddiga uu ugu jecelyahay kuwii abid uu ka garab ciyaaray??

Messi Halkaas noo dhig- Miyaad Ogtahay Cesc Fabregas xiddiga uu ugu jecelyahay kuwii abid uu ka garab ciyaaray??

daajis.com:- Cesc Fabregas ayaa aaminsan in saxiibka ugu fiican ee abid uu la ciyaaray, marka laga reebo Lionel Messi, uu yahay Thierry Henry.

Ciyaaryahanka reer Spain ayaa ku qaatay afar xilli ciyaareed  kooxda koowaad ee Arsenal isagoo ka garab ciyaaray Henry ,waxaana uu kula guuleystay FA Cup 2005.

Markii ay weydiisay Sky Sports inuu magacaabo ciyaaryahanka ugu fiican uu ka garab ciyaaray, Cesc Fabregas ayaa ku jawaabay: “Taasi waa adag tahay,Waxaan si nasiib leh ugu garab ciyaaray xiddigo muhiim ah.

“Thierry Henry, Andres Iniesta, Xavi, Fernando Torres, David Villa, waa kuwo dhamaan an jeclahay ayuu yiri.

“Anigu waxaan jeclaa Thierry Henry, markii aan joogay Arsenal waa mid kamid ah ciyaartooyda ugu fican ee aan ka garab ciyaaray ayuu yiri Cesc Fabregas.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada