daajis.com:- Muslimiinta Suufiyiinta ah ee dalka India ayaa sanad walba maalin gooni ah u dabaaldega xuska wadaadka ugu weynaa dalkaasi ee dariiqada suufiyada soo gaarsiiyay, waxayna dabaaldegooda uu yahay mid laga argagaxo oo indhaha aadan siin karin.
Xafladdo waaweyn oo ka dhaca magaalooyinka India ayaa waxaa kasoo qeybgala kooxaha timaweynta ee Suufiyada, kuwaasi oo indhahooda mindi kusoo bixinaya.
Waa dabaaldeg halis ku ah caafimaadka indhahooda, halka qaar kale is jirdilaan marka ay sameynayaan dabaaldega.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK._____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 13:55 and have
, Published at