daajis.com:- Muwaadiin Soomaaliyeed oo mudo badan ku noolaa Xeryaha Qaxootiga Kenya ayaa maanta kusoo noqday magaalada Kismaayo ee Xarunta maamulka Jubaland.
Qaxootiga ayaa waxay ka warbixiyeeen Dareenkooda Farxadeed ee ku aadan marka ay soo gaadheen Dalkooda Hooyo, waxayna sheegeen inay Farxad Darteed ay ku dhowaadeen inay CIIDA KU RAFTAAN.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:00 and have
, Published at