Noloshayda waxa aan u jeclahay 3 shey

Noloshayda waxa aan u jeclahay 3 shey

daajis.com:-   Waa markale iyo qodobadii jaceylka ahaa ee aad aalaaba nooga barateen inaan isbuuciiba mar idiin sooo gudbino maantay qodobadeena hal meel kama wada hadli doonaan. Hadba meel beey uqaadaa dhici doonaan, waayo jaceylka ayaa habab badan leh.

Runtii jaceylka in badan horaa looga soo hadlay, abwaano badan ayaa kasoo hadlay. Dhinac walba oo jaceylka ka yimaado waa laga soo hadlay, inkasta oo jaceylku mararka qaar uu wato nolol adag iyo murugo, ayaa hadana waxa uu  inta badan wataa farxad aan dhamaad laheyn. Sidaa darteed, waxa aan kuugula talinayaa aqristoow weligaa ha eedeyn maalmaha wanaagsan.

Waayo, waxa aad kaheleeysaaa farxad, mar kale ha eedeyn maalmaha xun ee murugada ah ee kusoo maro, waayo qibrad iyo waayo aragnimo ayaad ka qaadeysaa. Sidaa awgeed labada waqti midna ha eedeyn sababtoo ah waa wax nolosha kamid ah oo Allah kor ahaayee dunida ka yeelay. Weligaa haka fikirin waxa aad lumisay, kafikir waxa aad hadda hayso iyo mustaqbalkaaga danbe.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada