Ragga Ku Fashilmay Kulanka Sariirta Iyo Xalka Ugu Fiican ee…….

Ragga Ku Fashilmay Kulanka Sariirta Iyo Xalka Ugu Fiican ee…….

daajis.com:-  WALIGAA MA DAREENTEY CEEB IYO YAXYAX MARKA AAD TAGTAY SARIIRTA? QANCIN LA’AANTA LAMAANAHAAGA DARTEED? WALIGAA
GAARIGU MA KAAGA DAMAY MEEL DHEXE ADOO AAN GAARIN HOYGAAD U SOCOTAY? WALIGAA MA IS TIRAAHADAY TOLOW WAAD JIRANTAHAY EE IS
DAWEE?

Jawaabahaaga haday haa u bataan sii aqri warbixintan si aad u ogaatid dhibaatadaada.
Xusuuso oo qalbiga ku hay qalab adag oo xoogani waa waxa ay dumarku u
dhintaan(baahida u qabaan) marka aad gaariga ku wadid sariirta
dhexdeeda.
haddaba waxaan kuu hayaa 7 qodob oo kaa caawinaya in aad heshid geed
dhagax oo kale ah.
Si wanaagsan wax u cun: Is bedel yar oo ku yimaada nafaqadaada waxa
uu kuu abuuri karaa himad iyo iyo xoog dheeri ah,cuntada sida mooska,
ukunta, looska, basasha, iyo caanaha geela waxay siyaadiyaan awoodaada
galmo.
Geedkaagu wuxuu rabaa jimicsi: raga caafimaadka qabaahi mar walba
waa ku xariif dhanka galmadda.
jimicsigu waa habka ugu wanaagsasn ee aad kor ugu qaadi kartid
kartidaada sariirta, waxa ay yareesaa fakarka oo ah dilaaga kacsiga.
waxay kaloo caawisaa dheecaan ay soo daayaan xiniinyuhu kuwaas oo
taabo galiya habka raga,

Ka fogow cabida sigaarka: Sigaarku runtii waxa wax yeelo aan naxariis lahayn u gaystaa habdhiskaaga raganimada ama qaabkaaga dareenka waxana uu dhimaa oo la dagaalamaa saameyn weyna ku reebaa rabidaada galmada,. KA FOGOW
SIGAARKA HADDAAD RABTID NOLOL RAAXO LEH…. 

Ha siigeysan!!!! Siigada waa iska soo matajinta biyaha adigoon u galmoonin haweeney ficilkan oo ah ficil muxuram ku ah xaga shareecada islaamka
ayaa laga yaabaa in ay rag badani adeegsadaan si ay u farxad galiyaan naftooda iskaga saaraankulaylaka biyha ama shahwada, sidaa drteed badashada biyaha badan ee kaa baxa iyo kacinta guskaaga waxa ay beeri kartaa waayida ama yaraanta kacsigaaga.

Baro qaabka loogu tago qoftaada: Mar walba ku bilow baashaalin iyo  istiimin ha iskaga boodin la sheekayso afka kaga hadal waxaaad samaynnrabtid.

Ha u ogolaan qoftaada in ay kaa kor marto marka ugu horeysaba.
Ha ku seexan dharka aadka ugu dhagan hoostaada:

Ha xiran dharka kugU dhegen marka aad seexanaysid ama a aad safar dheer galaysid mar walba
ku seexo dhar jilicsan
Bar qoftaada sida loo kasbada kacsiga: qodobkaan adaan kuu dhaafnay
xeeladay


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 02:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada