Ragga Ma Jecla Haweenka Tilmaamahan Leh , Waxaa Ugu Daran Midda Sida Police-ka U Dhaqanta.

Ragga Ma Jecla Haweenka Tilmaamahan Leh , Waxaa Ugu Daran Midda Sida Police-ka U Dhaqanta.


Waxaa jira calaamado badan oo ay haweenka leeyihiin taas oo ragga ku qasbeysa in ay ku adkaato in ay xariir la sameeyaan hadaba ka fogoow in aad calaamadahaan yeelato .
Maseerka Badan : Maseerka waa uu indho la yahay , hadii aad shaki badan tahay maalintii dahn aad kormeer ka hayso telkiisa dadka uu la hadlay , intee jirtay , taasi ninka ayay kaa sii fogeyneysaa oo ragga ma jecla haweeneyda kormeerka badan oo aad moodo in ay tahay Police , sii ninkaada xoriyad .

Kibirka Badan : waa mid haweenka kale u arakta kuwo ka liita oo ka hooseeya , waxa ay iska dhaa-dhicisaa in ay tahay haweeneyda ugu qurxoon aduunka , mar waliba ninkeeda hortiisa ayay isku hor amaantaa mana oga in tani ay iyada wax u dhimeyso oo ay ninka u muujineyso in aadan isku kalsooneyn.
4- Midda daciif-ka Ah : ninka waxa uu jecel yahay in uu ku ahaado qoroxda aad ileyska ka heleysid hadana waa uu neceb yahay midda mar waliba dareensiisa in ay si xad ka bax  ah ugu bahan tahay  uguna tiirsan tahay oo  la`aantiisa noolaan karin , war gabaryeheey warcad.com waxa ay ku leedahay u muuji ninkaada awoodda shaqsiyadaada isla waqtigaas adeegso caqliga ah in aad ka maarmin.
5- Midd Hadalka Badan : waa mid aan laheyn sabar ay ku sugto ninkeeda inta uu guriga kaga soo laabanayo si sheekooyinka dhadhanka aan laheyn ee dariskeeda uga sheekeyso , iyadoo sheekadaas bilaabeysa waqti aan munaasib ku aheyn oo u shaqo ka soo laabtay uuna u baahan yahay nasiino .
6- Midda Ku Waalan Suuqa Ka Soo Dukaameysiga : tani waa halista uu ninka si weyn u neceb yahay alcarabiya.com waxa ay ku leedahay tani ninka wax ay dareensiineysa in aadan laheyn wax mas`uuliyad ah ee gabaryaheey il gaar ah isaga yeelo arintaan.

_____________________________
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska 
ceelka@gmail.com 
www.warcadnet.blogspot.com




Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 12:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada