daajis.com:- Waxaan Horey idiinkugu soo bandhignay barnaamijyo badan oo ka hadlaya dhibaatooyinka uu leeyahayay tahriibka dhanka dhulka ah ee loo maro qaaradda Yurub.
Dhalinyaro badan oo ku sugan dalka Soomaliya iyo dalalka ay soomaaliya deriska yihiinba ayaa waxay sanad walba isku dayaan inay qaaradda yurub ku soo galaa dhanka dhulka ee Itoobiya, Sudan, Liibiya, iyo Doonta Badda ee jasiiradaha talyaaniga soo gaara.
Hadaba waxaa la ogaaday in jidkani uu yahay kan ugu qatarsan oo leh in laguu gaysto Jir dil, Kufsi, afduub, dhac iyo boob iyadoo haddana ay ku soo biirtay dhibaato kale oo hor leh, taas oo ah in dadka dhalinyarada ee wadadani adeegsada unugyada jirka lagala baxo.
Hadaba halkan ka daawo, Dhibaatada qabsatay ragga iyo Dumarka ee wadadani soo maray.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 14:30 and have
, Published at