VIDEO: Ubadka weriyayaasha mise weriyayaasha cusub?

VIDEO: Ubadka weriyayaasha mise weriyayaasha cusub?

daajis.com:- Akhriste waxaa halkan hoose aad ka daawan kartaan Barnaamijka Youth Show oo ka baxa TV-ga Somali Cable, barnaamijka waxaa daadihinya Sakaria Axmed Xasan Cawke waxaana marti ku ah Yasmin Yusuf-Garaad Cumar.

Waan hubaa in dhallinyaro badan oo facooda ah iyo waaliddiin badan oo kuwa qurbuha ahi ay wax ka faa’iideysan karaan, qaarkoodna ay wax badan ku kordhin karaan.

Waan u hambalyeynayaa Barnaamijkan oo uu leeyahay SomaliCable. Waxaan si gaar ugu hambalyeynayaa soo saare Sakaria Cawke oo horumar sameeyay, ayna ka muuqato hibo eebbe oo ku aasan oo weliba qoto dheer. Allah ha idin xafido Sakaria iyo Yasmin iyo da’yarta Soomaaliyeed oo dhan. Waxaan rajeynayaa in aad higsataan sidii aad annaga baro noo dheeraan lahaydeen.

Halkan ka daawo Barnaamijka oo ka baxay Soomaali Cable




FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada