Wada Shaqaynta Ciidamada Aminiga Iyo Gudoomiyaha Gobolka oo Noqotay Mid Miro Dhal ah (VIDEO)

Wada Shaqaynta Ciidamada Aminiga Iyo Gudoomiyaha Gobolka oo Noqotay Mid Miro Dhal ah (VIDEO)

daajis.com:- Ciidamada Amniga qaranka oo ay ugu horeeyaan kuwa Nabad Sugidda iyo Booliska ayaa isbuucyadii u danbeeyey ku guulaystay inay fashiliyaan gawaari badan oo la doonayay inqaraxyo ay ka fuliyaan magaalada Muqdisho ee caasimadda dalka Soomaaliya.

Hadaba dardarkan cusub ayaa yimid kadib markii shacaka fooshajigan ee ku nool magaaladda Muqdisho ay billaabeen inay ciidamada amniga la xiriiraan hadii ay arkaan gaari ay ka shakiyaan.


Bishan gudaheeda ayay ahayd markii ciidamadu ay ku guulaysteen inay fashiliyaan ilaa 3  gaari oo laga soo buuxiyay waxyaabaha qarxa oo la doonayay in lagu qarxiyo goobo kuyaal magaalada Muqdisho.
Amniga caasimadda ayaa hadda ah mid tartartiib u soo hagaagayo kadib markii bilawgii sanadka ay magaalada Muqdisho ka dhaceen qaraxyo iyo weeraro is daba joog ah.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 15:36 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada