Waxaa i dhalay Aabe Reer Puntland ah, Hooyana Waa 4.5 ama Shaashi (Video)

Waxaa i dhalay Aabe Reer Puntland ah, Hooyana Waa 4.5 ama Shaashi (Video)

daajis.com:- Ilhaan Cumar oo sheegtay inay ka sharaxantahay, Xisbiga Diimoqraadiga ee dalka Maraykanka ayaa Jeediyey Khudbad ka yaabisay Bulshada Soomaaliyeed.



Waxay sheegtay in aabaheed uu yahay Reer Puntland, hooyadeedna ay tahay dadka 4.5-ka ah Ama Shaashi, Waxayna sidoo kale sheegtay inaan Faa’iido lagu gaadhi doonin isliid liidka ka dhex jira Soomaalida “Waxaa I Dhalay Aabo Reer Puntland Ah, Hooyadyna Waa 4.5 Ama Shaashi Sidaad U Taqaanaan”

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada