5 Qodob Oo noloshaada badali kara -Daawo gabadhan

5 Qodob Oo noloshaada badali kara -Daawo gabadhan

daajis.com:- Qofkasta wuxuu leeyahay taarikh uu soo maray meesha uu hada taaganyahay iskama gaarin ilaahay kasukow wuxuu ku gaaray dadaaal dheeraad oo uu sameeyay,mansabkaas haku gaaro magac iyo maamuus. 

Kaliya joogtey qoraalada iyo akhrinta waayo waxaa ka helaysaa makaad waxbadan akhrisid fikrada ku saacida.

Waxaan xusaayaa kheeraadka shakhsiga waxaana ka mid ah muxuu shakhsiga ku wanaagsanyahay?maxaad awoodaa in aad ka shaqeysid?ma haysataa shaadooyiin?siminaaro?yaa kuugu saacidi karo in uu gacan kuugu siiyo arimahaas hadii aadan awoodin.

Qofka bani aadamka ah waxaa lagama maarmaan u ah inuu fakaro sida uu masuuliyad ku qaadi lahaa hadana maxaa ka xumaan badan waxa aad qorsheysay in ay kuu suurta gali wayan ,hadana waxaa lagaa doonaayaan in aad samaysid naf xurid iyo is xilqaan shakhsiyadeed.

VIDEO HOOSE NALA FIIRSO



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada