Afartaan Arin Waxaad Ku Hanan Kartaa Qalbiga Gacaliyahaaga Ee Gabaryaheey Ku Dadaal

Afartaan Arin Waxaad Ku Hanan Kartaa Qalbiga Gacaliyahaaga Ee Gabaryaheey Ku Dadaal

daajis.com:- Indhihiisa : eegmada waa wadada ugu dhaw ee qalbiga ninka lagu hanto , haweeneyda calqiga badan waa midda adeegsata hubkeeda haweenimo , u dooro midib midbaka uu ka qurxoon yahay hana iloobin in marba timaha nooc u habeyso

Dhagahiisa : maqalsii shanqarta codkaada , u sheekeey oo saameyn ku yeelo dareemihiisa , haweeneyda caqliga badan waa midda ninkeeda ku qasabta in uu dhageytso waana midda gaareyso xilliga ay hadleyso , waligaa ninkaada hadalka haka celin

Sankiisa : carafta waa doorka ugu weyn ee aad ninka ku qabsan karto caraf mooyee sankiisa yeesan wax kale carfin

Waxa ay xayaati.com ku leedahay ha is oran ninkaada waa sandheere oo wax waliba sanka la raacaya balse ogoow carafta uu jecel yahay waa midda dabeeciga ah ee jirkaada ee ma ahan in kun xabo oo catar ah ku jibiso guriga iyo jirkaada ee nadaafadda jirka xooji .
Afkaada : ku dadaal nadaafadda ilkahaada , ogoow afka waa meesha ay ka so baxaan erayada macaan ee xod xodashada ee wajiga ninka ka dhigaya mid dhoola cadeynaya

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada