Sida aynu horay u soo qornay waxyaabaha ka careysiiya haweenka ayaa qodobkaan waxana ku soo qaadaneynaa arimo badan oo ragga ay neceb yihin oo ay dhibsadaan .
1- Yasidda Iyo Dhaawicidda Dareemaha : jees jeeska ayaa ah arimaha ugu daran ee dhaliya naceybka , waxaana ka dhasha ixtiraam la`aan waxa uuna guriga ka dhigayaa mid marti u ah dood iyo qab qabsi .

3- Maseerka Badan : Maseerka haddii xadkiisa uu dhaafo waxa uu halis gilinayaa xariirka qoyska , waxaana ka dhasha cawaaqib xun ee hadaba arintaan iska ilaali .
4- Qaadashada Talooyin Haweenka Kale Ah : in haweeneyda qaadato talooyin saaxibadeeda u soo jeedinayaan taasi waxa ay tashwiish gilineysa xariirka qoyska .
5- Tix gilin la`aanta : waxaa laga yaabaa in uu ninka leeyahay rajooyin uuna u baahan yahay taageero , warcad.com waxa ay ku leedahay hadii aadan sidaas u sameyn waxa uu ninka uu dareemayaa in aadan tix gilineyn taasina waxa uu ka qaadayaa niyad jab .
6- Is Xoojin Iyo Kala Talisnimo : nolosha labada lamaaane waxa ay ku tiirsan tahay is fahan iyo is ixtiraam , ogoow gabaryaheey ninka kama helo kali talisnimada.
6- Is Xoojin Iyo Kala Talisnimo : nolosha labada lamaaane waxa ay ku tiirsan tahay is fahan iyo is ixtiraam , ogoow gabaryaheey ninka kama helo kali talisnimada.
7- Cabashada Badan : tanina niyad jab ayuu ninka ka qaadayaa , waxa uuna ka cararayaa in uu kuula sheegeysto oo uu wax ka dhageysto ee gabaryaheey arintaas il gaar ah u yeelo .
Xafiiska Shabakada warcadnet
Usa-Alaska
ceelka@gmail.com
www.warcadnet.blogspot.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 18:30 and have
, Published at