Barack Obama oo booqasho ku tegay Horishima, isagoo aan raali gelin ka bixineyn….

Barack Obama oo booqasho ku tegay Horishima, isagoo aan raali gelin ka bixineyn….

daajis.com:- Madaxweynaha Mareykanka Barack Obama ayaa gaaray magaalada Hiroshima ee dalka Japan, waxa uuna noqonayaa madaxweynihii ugu horreeyay oo Mareykan ah oo booqda goobtii ugu horreysay caalamka ee lagu dhuftay hubka atoomigga.

Obama ayaa ubax dhigi doono goob loo asteeyay in lagu xasuusto 140, 000 oo qof oo u dhintay sababo la xiriira duqeyntaasi Mareykanka ee sanadkii 1945.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:59 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada