daajis.com:-Shir uga socday Beesha Warsangeli Qaybo kamid ah Gobolka Sanaag ayaa waxay madaxwayne maamul Goboleed u doorteen Cali Axmed Faarax oo ahaa Wasiir ka tirsanaa maamulka Puntland.
Waxaa la sheegay inuu dhowaan soo dhisi doonaa Wasiiro iyo Gudiga kala shaan-dhayn doona, Xubnaha Baarlamaanka Soomaaliya uga qayb gali doona, Waxayna arintaan kusoo beegmaysaa Xili dhowaan ay magacaabeen Taliyaha Ciidamada.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 20:30 and have
, Published at