Ciidanka maamulka S.land oo Waardiye ka qabtay goobaha Qashinka ee maagaalada Laascaanod (Muuqaal)

Ciidanka maamulka S.land oo Waardiye ka qabtay goobaha Qashinka ee maagaalada Laascaanod (Muuqaal)

daajis.com:-   Ciidamada maamulka Somaliland ayaa maanta iyo Xalay waxay Waardiye ka qabteen Goobaha Qashinka ama Kudaafada, Iyagoonka kasoo horjeeda in dadka deegaanku ay siwayn u xusaan maalinta Qashinka ee 18-ka May.


Magaalada Laascaanood ee xarunta Gobolka Sool ayaa waxaa ka bilowday maanta Kacdoono balaadhan oo looga soo Horjeedo maamulka Hargeisa, sidoo kalana Bulshada deegaanku ay muujinayaan taageerada maalinta Qashinka ee 18-may.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 01:20 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada