Cunug 31-farood leh oo ku dhashay dalka Shiinaha..(Xasbunnallah Mucjiso)

Cunug 31-farood leh oo ku dhashay dalka Shiinaha..(Xasbunnallah Mucjiso)

daajis.com:- Dhacdo mucjiso ah ayaa waxa ay ka dhacday dalkaasi Shiinaha kaddib markii uu halkaasi ku dhashay wiil yar oo marka la isu geeyo leh 31-farood.

Wiilkan yar oo lagu magacaabo Hong Kong ayaanan laheyn wax suul ah, waxaana uu lugaha ku leeyahay 16-farood halka gacmahana uu ku leeyay 14.

Qoyska wiilkan ayaa bulshada ka codsaday taakuleyn dhaqaale oo wiilkan qallin loogu sameeyo si loo hagaajiyo farahiisa islamarkaana caadi looga dhigo.



FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada