daajis.com:- Idaacada Kooxda Al-shabaab ee Al-furqaan ayaa baahisay Barnaamij diirada lagu saaray maamulka Somaliland.
Waxaa sidoo kale Barnaamijka looga faalooday Qorshaha maamulka Somaliland ee diimuqraadiyada, Dugsiga Abaarso iyo Nin Khaniis ah oo dhowaan tagay magaalada Hargeisa, iyo Qodobo kale.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 19:30 and have
, Published at