daajis.com:- Waxaa magaalada Hargeisa gaadhay Axmed Ismaaciil Samatar, Iyadoona wax laga waydiiyey Dood uu galiyey maalinta Gooni goosadka maamulka Somaliland ee 18-ka May, Wuxuuna sheegay inay maalinta muhiimada koobad leh ay tahay 26-kii Juun oo gobolada Waqooyi laga taagay Calanka Soomaliya markii Gumaystihii Ingiriisku ka baxay.
Dhinaca kale waxaa wax laga waydiiyey inuu ku Biirayo Xisbiyada Siyaasada ee maamulka Somaliland, Isagoona sheegay inuu weli ka fekerayo arintaas, Dhinaca kale waxaa la waydiiyey wuxuu u qabtay maamulka Somaliland, Isagoo sheegay inuu ku Xiiqay siduu warkeeda u sheegayay.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:00 and have
, Published at