daajis.com:- Ciidanka Dowladda Somalia iyo kuwa AMISOM, ayaa mar kale la wareegay maanta Degmada Aadan-yabaal ee Gobolka Shabeelada Dhexe.
Ciidanka Dowladda Somalia ee la wareegay degmada Aadan-yabaal Ciidammo Muqdisho laga qaaday, iyadoo ay horay uga raaceen qaybo ka mid ah gobolka Shabeellada Dhexe ciidamo ka tirsan kuwa AMISOM oo horay u joogay gobolkaas, Waxaana sidoo kale dawladu ay sheegtay in la dilay Saraakiil iyo Maleeshiyaad ka tirsan Al-shabaab.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:00 and have
, Published at