daajis.com:- Saraakiisha iyo Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah Howl-galka Midowga Afrika AMISOM, ayaa la arkayay maanta iyaga oo ku dhax-jira Qoysaska ku Barakacay Fatahaaddii iyo Dagaalladii Beledweyne una qeybinaya Bustayaal, iyo Mar-kaneeco, iyaga oo aan wax cabsi ah muujin.
Kaalmada saraakiisha Jabuuti ay gaarsiiyeen bulshada, ayaa ka timid Xukuumadda Jabuuti, sidda uu sheegay Dayib Dubad Rooble oo ah safiirka Jabuuti ee Soomaaliya oo soo gaaray magaalada Beledweyne.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at