DAAWO:- Culimada Hargeisa oo ka hadlay Nin Khaniis ah oo maamulka S.land soo dhoweeyay “ICTIRAAF Lagu heli maayo Mid garan waayey, waxa xayaan gartay”

DAAWO:- Culimada Hargeisa oo ka hadlay Nin Khaniis ah oo maamulka S.land soo dhoweeyay “ICTIRAAF Lagu heli maayo Mid garan waayey, waxa xayaan gartay”

daajis.com:- Culimada magaalada Hargeisa ayaa si adag uga hadlay Booqashadii uu Hargeisa ku yimid Anderson Cooper oo ah Wariye faafiya dhaqanka in ragu isguursado, Dumarkuna isguursadaan (Khaniis) iyo maamuuskii loo sameeyay.


“Aduunyada kuwii ugu liitay, ee Xayawaanku waxay garteen Garan waayey, ayaa lasoo dhoweeyay, oo Isaga Naf la biday, oo la yidhi Aduunyada noo sheeg aanu Ictiraaf helnee, Xayaanka LAB wata LAB Kale lama arag, Nolosha Xayawaanka kuwa Hoos uga dagay ayaynu Sharfaynaa, Siduu yahay ayaanu Xaqa u sheegaynaa, Haba Qadhaadhaado, Markaas ayaa Gabdhaheenii iyo Wiilasheenii Inay isla sawiraan, Sharaf ku doonayaan”


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada