daajis.com:- Dhegaweyne oo ka Tirsanaa Jabhadii SNM ayaa si adag uga hadlay Dekeda Berbera iyo Deegaanka Ceelgerde, Wuxuuna Horjooge Axmed Siilanyo ku sheegay Fulay, Asaasaq ah “Isaga ayaa ugu Fulaysan siilaanyo, Hada ayuu Qaxayaa, waa Asaasaq aan dhamayn, oo Gacanta la hayo, oo aan Albaabka ka bixi Karin, Caruur uu adeer u yahay Ayaa Meesha Jooga” Ayuu yidhi.
Dhinaca kale shacabka Beeshiisa uga baaqey in cashuurta la joojiyo,lana oogo mudaharaad aan kala go’ lahayn, Islamarkaana dagaal lala galo Axmed Siilaanyo.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 23:46 and have
, Published at