DAAWO: Hooyo iyo Caruurteeda oo Loo qabtay Hub Laga helay Gurigooda

DAAWO: Hooyo iyo Caruurteeda oo Loo qabtay Hub Laga helay Gurigooda

daajis.com:- Ciidamada amaanka dowladda Soomaaliya ayaa howlgalo ay ka sameeyeen qeybo ka mid ah magaalada Muqdisho ku soo qabtay hub iyo dad lala xiriirinayo kooxaha aregigixisada Al-Shabaab.


“Ciidamada NISA waxa ay howlgalkooda ku soo qabteen qori RBG ah iyo laba qori oo AK47 ah oo yaalay guri ay joogeen hooyo iyo sadax carruur ah oo ay dhashay. Waxaana socdo baaritaano lagu xaqiijinaayo cida leh hubka lagu soo qabtay dadkan” ayuu yiri, Afheyeenka Gobolka Banaadir, Cabdifitaax Cumar Xalane.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 03:19 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada