daajis.com:- Ninka uma baahna sdia haweeneyda baashaalin badan oo romansi ah balse haweeneyda waxa ay u baahan tahay in badan oo baashaalin ah si ay ugu raaxeysato ciyaarta una gaarto gariirka galmada .
Ogoow haweeneyda waxa ay gariirka galmada gaari kartaa kullamaa mudada baashaalinta ay badato . Waxa ayna khubarada arimaha qoyska ee daajis.com sheegayaan in 65% haweenka ay niyad jab ka qaadaan kulanka nooca aan laheyn istiinka iyo romansiga .
Baashaalinta hab gaar ah malaha balse lamaane waliba qaab gaar ah ayay isu baashaliyaan , muhiimada waxa ay tahay in ciyaarta ka hor la helo muddo ku filan oo cirka la isku soo taabsiin karo.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 02:30 and have
, Published at