daajis.com:- Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud, ayaa maanta xubnaha Golaha Ammaanka ee Qaramada Midoobay u xaqiijiyey in doorashooyinka Soomaaliya ay dhici doonaan xilliga loogu talagaley oo ah bisha August ee sannadkan 2016-ka.
Dhinaca kale Madaxwaynaha iyo Raysalwasaaraha ayaa magaalada Muqdisho uga qayb galay Kulanka Baarlamaanka soomaaliya, kaasi oo looga dooday Xaalada Soomaaliya gashay gaar ahaan Doorashooyinka, Madaxwaynaha oo ka hadlay Kulanka ayaa sheegay in Soomaaliya hadii ay tashan waydo loo talin doono, Sidoo kalana Xildhibaanada ayaa dood kulul isdhaafsaday.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 21:00 and have
, Published at