DAAWO: Madaxwayne Xasan”Anigu Qof Garsoore ah Xilka kama qaadi karo, Tuug dadka dhacaya Haduu yahay, Hadaana Xeerka ka Boodayn

DAAWO: Madaxwayne Xasan”Anigu Qof Garsoore ah Xilka kama qaadi karo, Tuug dadka dhacaya Haduu yahay, Hadaana Xeerka ka Boodayn

daajis.com:-  Madaxwaynaha Soomaaliya Xasan sheekh Maxamuud oo Bishii Labaad ee sanadkan muqdisho uga qayb galay madal loogu magac darray Daahfurnaanta Dowladda ayaa bulshada su’aalo uga jawaabay.


Madaxwayne Xasan ayaa wuxuu sheegay inuu xilka ka qaadin Karin Qof Garsoore ah, “Nin Tuug ah, oo budhcad ah oo Maxkamada Fadhiya oo dadkii dhacaya Anigu Xilka kama qaadi Karo, Hadii aan Xeerka ka boodayo waa Gooni, Xeerka boodistuna Xal ma keenayso” Ayuu yidhi Madaxwayne Xasan sheekh.

Hadalka uu madaxwaynuhu horey u jeediyey ayaa wuxuu ka hor imaanayaa, Go’aankii uu xilka uga qaaday Gudoomiyihii Maxkamada Sarre ee dalka Caydiid Ilko-xanaf.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 19:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada