Daawo Mustakbal Xumada Jiilka Soomaaliyeed ee Sookacaya

Daawo Mustakbal Xumada Jiilka Soomaaliyeed ee Sookacaya


daajis.com:- Muuqaalkani waxuu Matalayaa Mustakbal Xumada Jiilka Soomaaliyeed ee Sookacaya. Umadda Soomaaliyeed Is-Naceyb ka iyo Qabyaaladu Wali kama Dhamaan, Jiilba Jiil buu usii Gudbinayaa, Tolow Goorma ayaa Laga Xoroobi Doonaa?

Muqaalkan waxaad Kudhex arkaysaa, Nin Wariye isku Sheegaya oo Waxbartay, ayaa intuu Makarafoon ladhex Fadhiistay Caruur yaryar oo ubaahan in Wanaaga Taarikhda Soomaaliyeed labaro, ayuu Cadowtinimo iyo Naceyb barayaa, taasina waa Nasiib daro.

Alle haugargaaro umadda Soomaaliyeed iyadaa halkaas isdhigataye.


HOOS KA DAAWO MUUQAALKA


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 21:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada