daajis.com:- Ardayda Wax Kabarata ISkuulka Shirkada Sahal Software Laanteeda Buuhoodle Ayaa Ufadhiistay Imtixaan Lagu Ee Gayey Tayada Aqoonta Ardayda Wax Kabarata Iskuulkaasi Oo Lagu Barto Culuunta Coputerka Iyo Waxyaalo Badan
HALKAN KADAAWO VIDEO
Waxaana Halkaasi Kahadlay Qaar Kamida Maamulka Iyo Macalimiinta Iskuulka Sahal Software Laanteeda Buuhoodle Oo Faah Faahin Kabixiyey Waxyaalaha Imtixaankani Kusaab Sanaa Sidoo Kalana Dar Daaran Xoiogan USoo Jeediyey Ardayda Wax Kabarata Shirkada Sahal Software
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 07:00 and have
, Published at