Daawo Muuqaal: Axmed MADOOBE oo Fariin Qiimo badan u diray Soomaalida, “DAGAALKII Sokeeye Waa Dhamaaday, WAARI MAYSIDE, WAR HAKAA HADHO

Daawo Muuqaal: Axmed MADOOBE oo Fariin Qiimo badan u diray Soomaalida, “DAGAALKII Sokeeye Waa Dhamaaday, WAARI MAYSIDE, WAR HAKAA HADHO

daajis.com:- Madaxwaynaha maamulka Jubaland Axmed Maxamed Islaam (Madoobe) ayaa Madaxda Soomaalida siwayn ula dar-daarmay, Isagoo sheegay inaanu maanta Jirin dagaal Sokeeye “Maanta cid qabiil isku haysata ma jirto, Kursiga Ninkasta Beri waa ka tagayaa, ee Waari Mayside war hakaa Hadho”. Ayuu yidhi.


Axmed Madoobe ayaa wuxuu sidoo kale sheegay in hadii maamulka Jubaland uu Moodo Maqaaxi uu leeyahay, Taasi ay lumin doonto,  Islaamnimadii, Soomaali nimadii iyo Dadnimadii.

Dhinaca kale wuxuu soo jeediyey in muhiimada laga dhigo danta Shacabka Soomaaliyeed, Wuxuuna sheegay hadii uu ku mashquulo Koonfur Galbeed, Hiiraan iyo Shabeelada dhexe, aanu waxba Noqon doonin, Wuxuuna xusay in hadii Puntland, Galmudug ama maamulada kale ay meesha ka baxaan inaan cid gaar ah waxba noqon doonin, Wuxuuna Soo jeediyey in horey loo socdo.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:05 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada