Daawo Muuqaal: Caydiid Ilka Xanaf oo ka hadlay Xilka qaadista lagu sameeyay

Daawo Muuqaal: Caydiid Ilka Xanaf oo ka hadlay Xilka qaadista lagu sameeyay

daajis.com:- Guddoomiyihii Maxkamadda sare ee xilka laga qaadey Caydiid Cabdullaahi Ilkaxanaf ayaa oggolaadey wareegteedii ka soo baxdey xafiiska Madaxweynaha ee xilka looga qaadey, Wuxuuna sheegay in uu wadatashi kadib soo dhaweeyey xilka qaadistiisa.


Goobta uu shir saxaafadeedka ku qabtey waxaa dhinac taagnaa Raysalwasaare kuxigeenka Soomaaliya Maxamed Cumar Carte iyo Wasiirka Warfaafinta Maxamed Cabdi Maareeye.

Avv Cabdullaahi Caydiid ayaa sheegay in waxa sharcigu yahay uu sharci yahay isla markaana wax xaaraam ah aanu xalaaleyn, laakiin marka ay tiisa timaado wax isaga ku saabsan, darteed aanu dalka u dhibaateyneyn, mana doonaayo khilaaf dastuuri ah in u dhaco ayuu yiri.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 20:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada