daajis.com:- Waxaanu Halkan idiinku soo gudbinaynaa Muuqaal laga duubay Hubka Culus iyo Rasaasta ay adeegsanayaan Maleeshiyaadka maamulka Somaliland Gudaha magaalada Laascaanood.
Sidoo kale Shacabka banaanbaxa dhigaya ayaa maanta waxaa la arkayey Iyagoo sita Calanka Soomaaliya, Kuna dhowaaqaya hal ku dhigyo looga soo horjeedo kala Goynta Soomaaliya.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 01:30 and have
, Published at