daajis.com:- Rajab Dayib Erdogan Madaxweynaha Jamhuuriyadda Turkiga ayaa sabtidii toddobaadkan ee bisha Shanaad (May) 14keeda waxa uu si muuqata uga qeyb qaatay xafladda meher ee Gabadhiisa Sumayah Rajab Dayib Erdogan iyo saygeedka cusub ee Saljuuq Biirqadaar oo ka dhacay magaalada Istanbul.
Xaflad si aad u heer sarreysa loo soo agaasimay oo ay ka soo qayb galeen madax iyo hoggaamiyeyaal kala duwan, ayaa Madaxweyne Erdogan ka jeediyey khudbad dad badan dareenkooda taabatay oo uu inantiisa ugu soo halqabsanayey ereyga ah, “Ilayskii indhahaygaay” ayaa Erdogan oo uu inantiisa iyo saygeedaba waxa uu siiyey talo aad u kooban macno ballaadhanna xusan oo uu madaxweyne Erdogan sheegay in ay tahay talada Xadiiska iyo Diinta ku cad ee uu Nebi Muxammed (SCW) siiyey inantiisii Faadumo markii ay is guursadeen Cali Ibn Abi Daalib (Alle ha ka raalli ahaado labadoodaba), Erdogan waxa uu yidhi, “Weligiina indhihiina ha kala duwina, waayo sidaa ayaa uu jacaylkiinu ku siyaadayaa”
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 04:37 and have
, Published at