daajis.com:- Wariye Cabdisalaan Hereri iyo Wariye Ibraahim Cumar Baafo ayaa Warbixin wada jir ah waxay kasoo diyaariyeen Xaalada Soomaalida ku Nool wadanka Newzealand.
Dhinaca kale waxaa Warbixinta lagu soo qaatay Soomaali Tiro badan oo marka ay sharciga dalkaasi qaateen soo galay Dalka Australia, Kuwaasi oo ka warbixiyey waxyaabaha ay ku doorteen inay ugu soo Guuraan Australia.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 05:30 and have
, Published at