DAAWO MUUQAALKA:- Haweenka oo markan ku dhegan DF & Haweeney La taliye u ahayd Sheikh Shariif oo Qorshe Halis ah ku dhawaaqday..

DAAWO MUUQAALKA:- Haweenka oo markan ku dhegan DF & Haweeney La taliye u ahayd Sheikh Shariif oo Qorshe Halis ah ku dhawaaqday..

daajis.com:-Barnaamijka ka baxa Tv-ga Horn cable ee la yiraahdo Dareenka Shacanka ayaa lagu falan qeeyay qoondada ay Haweenka ku lahaan karaan Dowladda cusub ee la soo dhisayo sanadka 2016-ka.

Haweenka ayaa inta badan lagu maslaxeeyaa iney 30% ay ku leeyihiin kuraasta Dowladda Soomaaliya,islamarkaan aan laga dhabeyn.

Dadka qaar ayaa sheegaya in Haweenka hada ku jira Dowladda Federaalka aan dhameyn 10%,kana maqan tahay xuquuq badan.

Haweeney u sharxan madaxtinimada dalka sanadkaan oo Barnaamijkan qeyb ka ah ayaa arimo badan ka hadashay iyo hamigeeda siyaasadeed.

Haweenka Soomaaliyeed ee isku soo sharxaya Xilka madaxtinimada dalka ayaa soo badanaya,waxaana hada socda ololihii ugu danbeeyay ee musharaxiinta isku muujinayaan.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada