DAAWO MUUQAALKA: Saaxiibo ku garab ahaa Ilka Xanaf oo shir Muqdisho ku Qabtay & Fariin lama Filaan ay gaarsiiyeen..

DAAWO MUUQAALKA: Saaxiibo ku garab ahaa Ilka Xanaf oo shir Muqdisho ku Qabtay & Fariin lama Filaan ay gaarsiiyeen..

daajis.com:- Kulan goob joog ay ka ahaayeen Xubnaha Golaha adeega garsoorka,Xeer ilaaliyaha guud ee Qaranka,Guddoomiye ku-xigeenka Maxkamada sare ee dalka iyo sidoo kale Guddoomiyihii Maxkamada racfaanka dalka oo dhawaan Madaxweynuhu uu xilka ka qaaday ayaa ahaa mid lagu soo dhaweynayo Xil ka qaadistii Guddoomiyihii Maxkamada sare ee dalka Ilka Xanaf.

Qaar ka mid ah Xubnaha adeega garsoorka dalka oo madasha hadal kooban ka jeediyay ayaa soo dhaweeyay go’aankii ka soo baxay xafiiska madaxweynaha Soomaaliya oo xilka looga qaaday Ilka Xanaf iyo iyo Guddoomiyihii Maxkamada racfaanka dalka.

Xubnahan waxay sheegeen iney taageersan yihiin go’aankii madaxweyne Xasan Xilka kaga qaaday Ilka Xanaf iyo saaxiibkiisa,waxayna ku tilmaameen go’aan muhiim ah oo xilli loo baahnaa la gaaray.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 04:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada