DAAWO: Oromada Hargeisa oo gashay Siyaasada Iyo mid kamid ah oo Luuqad adag kula hadlay Muuse biixi (Muuqaal)

DAAWO: Oromada Hargeisa oo gashay Siyaasada Iyo mid kamid ah oo Luuqad adag kula hadlay Muuse biixi (Muuqaal)

daajis.com:- Oromada  ku dhaqan magaalada Hargeisa oo mudooyinkii ugu danbeeyay kusoo Xoogaysatay, ayaa hada uu muuqda inay door wayn ku yeelan doonaan magaalada Hargeisa.


Mid kamid ah Oromada ku nool magaalada Hargeisa ayaa Luuqad adag wuxuu kula hadlay Gudoomiyaha Xisbiga Kulmiye Muuse Biixi Cabdi, Isagoona ugu baaqay  Inuu Faraha Kala Baxo Suldaanka Guud ee Subeer Awal.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 22:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada