DAAWO: Ragii Qaraxyada ku halaagay Shacabka Baydhabo oo lasoo bandhigay.

DAAWO: Ragii Qaraxyada ku halaagay Shacabka Baydhabo oo lasoo bandhigay.

daajis.com:- Waxaan halkaan idiin kugu soo gudbineynaa Barnaamij-gaar ah oo laga duubay ragii qaraxyada ismiidaaminta ahaa ku halaagay shacabka baydhabo waxaana qaraxyadaasi ku dhintay dad ka badan 40-qof halka ay ku dhaawacmeyn kudhawaad 100-qof oo kale.


Barnaamijkaan gaarka ah ee lagu wareystay ragii qaraxyadaasi labada ahaa abaabulay ayaa waxaa diyaariyay Wariye C/casiis Afrika oo ka tirsan Wasaarada Warfaafinta Dowlada Soomaaliya gaar ahaan qeybta Warbaahinta.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 23:30 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada