daajis.com:- Sawir gacmeedkaani ayaa waxaa lagu matalayaa Xildhibaan Faarax C/qaadir iyo tirro saxafiyiin ka wareysaneysa sababta uu uga meer-meerayo inuu isu soo taago xilka madaxtinimada Somalia.
Faarax oo wata boorso ay ku jirto lacag ayaa waxa uu iska fogeeyay inuu noqdo madaxweyne isaga oo sabab uga dhigay inaanu noqon karin xiligaani.
Qoraal kooban oo la duldhigay Sawirka Faarax C/qaadir ayaa waxaa lagu sheegay in Faarax uu mar waliba diyaar u yahay inuu ka shaqeeyo sida shaqsi kale uu uga dhigi lahaa Madaxweyne, isagana uu shaqsigaasi ugu dul socon lahaa si dantiisa uu ugu gaaro.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 22:30 and have
, Published at