Daawo Sawir qosol badan oo laga sameeyay Siyaasada uu Xassan Sheekh la dheelay Xildhibaanada

Daawo Sawir qosol badan oo laga sameeyay Siyaasada uu Xassan Sheekh la dheelay Xildhibaanada

daajis.com:- Sawirkaani ayaa waxaa lagu matalayaa Siyaasadda uu Madaxweyne Xassan Sheekh la dheelay Baarlamaanka Somalia.


Sawirkaani ayaa waxaa laga sameeyay Madaxweyne Xassan, Sharmaarke, Jawaari iyo Xildhibaanada oo dhinac ah.


Waxaa lagu muujiyay in Xassan Sheekh uu guul ka gaaray loolankii uu kula jiray Baarlamaanka iyadoo ugu danbeyntii u suuragashay in shabaqa uu ku hubsado nasiibkiisa.

FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 00:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada