Daawo:- Serena Williams oo hilib eey maqaayad ka cuntay, maxaase ka raacay?

Daawo:- Serena Williams oo hilib eey maqaayad ka cuntay, maxaase ka raacay?

daajis.com:- Ciyaaryahanada horyaalka tenniska dunida Serena Williams ayaa maqaayad ku taal magaalada Roma ee dalka Talyaaniga ka cuntay hilib eey, hase ahaatee kusoo booday xanuun iyo matag.

Serena oo ka qeybgaleysa tartanka teniska ee ka socda Roma ayaa waxay jecleysatay in ay tijaabiso hulibka eeyaha, waxayse sheegtay in mar kale aysan u noqon doonin, iyadoo tilmaamtay in ay haboon tahay in dadka looga digo cunista hilbaha eeyaha.Serena_Williams
“Waxaan ku fekeray inaan tijaabiyo hilibka eeyga anigoo u malaynayay in uu wanaagsan yahay, balse labo saacadood kadib waxaan u cararay musqusha.”ayay tiri xiddigtaan haysata horyaalka teniska dumarka, waxayna sheegtay in aadanaha aysan cuni karin hilib eey.
Qoraal iyo video ay soo gelisay barteeda Instegramka ayey ugu hadashay qiimaha maqaayada ay ka cuntay hilibka eeyaha iyo cuntada kale.


FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.

_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com



Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget





share this article to: Facebook Twitter Google+ Linkedin Technorati Digg
Posted by Bulsha Arrimaha Bulshada, Published at 05:00 and have

U Kaalmey Walaalaha Soomaaliyeed

Guriga Arimaha Bulshada