daajis.com:- Sheekh Maxamed Idiris oo dhowaan Maxkamad uga Furntay dalka maraykanka ayaa Fariin kale oo uu soo duubay wuxuu uga hadlay Go’aanka Maxkamada.
Sheekha Ayaa wuxuu sheegay in Maxkamadii Dhegaysigeedii uu soo dhamaaday, hadana waxa la sugayo ay tahay Go’aanka uu ku dhowaaqayo Garsooraha, Wuxuuna sheekhu Sheegay inuu hada u bixi Doono Safaro isagoo tagi doona Holland iyo Canada, Wuxuuna u duceeyay dalka iyo dadka Soomaaliyeed.
FADLAN LIKE SII BOGGA DAAJIS.COM EE FACEBOOK.
_____________________
Xafiiska Shabakada Daajis.com
USA-Alaska
Ceelka@gmail.com
www.daajis.com
Facebook Blogger Plugin by deercali.blogspot.com | Get Widget
Posted by 16:30 and have
, Published at